Dhammaan adeegyada
Horumarinta websaydhka
Websaydhkaagu waa albaabka ugu horreeya ee macaamiishu ka soo galaan. Waxaan dhisnaa bogag si degdeg ah ugu furma xitaa internetka gaabiska ah, Google-ka ka muuqda, kuna qoran Af-Soomaali iyo Ingiriis.
Waxa aad helayso
- Naqshad u gaar ah ganacsigaaga
- Si degdeg ah ugu shaqeeya taleefanka iyo internetka gaabiska ah
- SEO si Google-ka lagaaga helo
- Af-Soomaali iyo Ingiriis
- Bog maamul oo aad adigu wax ku beddeli karto
- Hosting, domain iyo email shirkadeed
Adeegyo kale
- Apps-ka mobilkaApps Android iyo iPhone ah oo macaamiishaadu had iyo jeer jeebka ku sitaan.
- Horumarinta software-kaSoftware u gaar ah ganacsigaaga — nidaamyo maamul, ERP iyo apps shaqo oo loo dhisay sida aad u shaqeyso.
- Xalalka AIChatbots iyo automation ku hadla Af-Soomaali, si shaqadaadu u dhakhso badato.